WAJAALE NEWS

DAAWO; Guddomiye CIRRO Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arimaha Dibadda Ee KENYA + Qodobadda ay ka Wada Hadleen

Hargeysa (Wajaalenews) Gudomiyaha aqalka Barlamaanka ahna Gudomiyaha Xisbulmucaaridka WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi CIRRO Oo mudooyinki udambeeyayba safaro ku gaala bixinayay Wadamo ka tirsan bariga Africa ayaa magaalada Nayroobi ee Dalkaasi KENYA Kula kulmay Wasiirka Arimaha Dibadda KENYA Marwo Amina.

Kulankan dhex maray Wasiirul khaarajiga KENYA iyo Gudomiye CIRRO ayaa la sheegay in uu daaranaa Sidii dawlada dalkaasi doorkeeda uga ciyaari lahayd Ictiraaf buuxa oo Somaliland ka hesho Caalamka.

Exit mobile version