WAJAALE NEWS

DAAWO MUCJISADA;Xukuumada oo Dan Guud u Bixisay Dhulka Xabaalaha Dhalinta kacaank Ee Xaafada Jigjiga Yar Iyo mid kamida Oo Qiiq.Iyo Olol ka BaxayO Xili Ay Cagaf Galisay Haayada La Siisay.

Xukuumada madaxwayne siilaanyo ayaa dan guud ahaan u bixisay dhulka xabaalaha ku dhagan schoolka 31may ee xaafada jig jiga yar

Dhulka xabaalahan ayay xukuumada siisay haayad lagu magacaabo samsam foundation taasi oo iyadu si islaamnimada ka abaxsan cagaf cagaf u galisay dhulka xabaalaha oo ay ka dul, baxeen tiin iyo geedo faro badan

Hadaba iyadoo ay ku kuda iraan burburinta xabaalahan oo ay ku aasan yihiin kumanaan qof ayaa waxaa ka soo baxay arin mucjiso ah kadib markii xabaal kamida ay markilaya uu ka kacay qiiq iy olol taasi ka yaabisay bulshada ka agdhaw dhulak a=xabaalahan.

 

Exit mobile version