kudhamatay mid kursi laguilalinayo hadaba mude madxwaye waxan sinaxariisiku jirto kaga codsanaynaa shacabka
Xildhibadanada dawlada hoose ee hargaysa oo dayacay shaqadoodii iyo boobka kudhaqameen hadaba madaxwaynaha somaliland waxaan kacodsayaa inu kaladiro dalkuna yeesho labamayir oo aynoqotay lagama maarmaan wayo dalka boob ayaa kajira madaxwaye iyaga ayaa isku jeda maayirkuna iyaga ayuu iskaegayaa dantii guud ee umaduna waxay kudhamatay mid kursi laguilalinayo hadaba mude madxwaye waxan sinaxariisiku jirto kaga codsanaynaa shacabka iyo danyarta aadugurmato mudae madaxwaye dantii guud ee lagagoyay beeraha waxa loosameyay dilaalin iibisa oo qarkood shaqale yihiin oo sitoosha ula dilaala mayirka iyo xildhibanadisa qaar kood mudne madxwayne dadka danyartaha iyo dalkaba adaa kamasuula mudane madaxwayne
Hassan Ali <hassanhaybe3@gmail.com
Xasan Cali