INNAA-LILLAAHI WA INNAA -L ILAYHI RAAJICUUN
SALAADIYIINTA WAXGARADKA, KATIRSAN GOBOLKA GABILEY OO TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYA DHAAMN SAHACABKA REER GABILEY GAAR AHAAN QAOYSKII IYO QARAABADII UU KA BAXAY MARXUUM MUKHTAAR CUMAR MIRE (DOOYOO) I KU GEERIYOODAY MAAGALADA GABILEY HALKAASINA LAGU AASAY MAANTA, KASIIYO SAMIR IYO IIMAN SAADIQA KASIIYO
SIDOO KALE WAXAY MASUULIYIINTANI TACSI TAA LAMIDA UDIRAYAAN QOYSKI IYO QARAABADII UU KABAXAY Marxuum Mujaahid Axmed Maxamed Xasan Awowo(Axmed Jabaan) OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA HARGAYSA .
INNAA-LILLAAHI WA INNAA -L ILAYHI RAAJICUUN
AAMIN AAMIN
BOQOR MUXUMED GEELE SEED
SULDAAN IBRAAHIM JAAMAC SAMATAR4466407
XUSEEN XASAN FAARAX
MAXAMED XUSEEN CELAABE(JICSIN)
CAAQIL CUMAR FAARAX COOFLE
SH, CABDIQAADIR CARAB WARSAME (JAABIR)
CUMAR MADAR MUUSE
ENG XAASHI CUMAR CIGE
MAXAMED AXMED GEELE
MUSTAFE SALEEBAAN CILMI