Hargeysa(W,N) Qof hubaysn ayaa rasaas ku furay dad ku sugnaa xarun warshad oo ku taalla gobolka Kansas,waxaanu iska caabin kala hortagay ciidamada booliska halkaasi oo lagu khaarajiyay ninkii weerarka soo qaaday .