WAJAALE NEWS

Afhayeenka Xisbiga Wadani Ee Gobolka Gabiley Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Xildhibaan Katirsan Golaha Deeganka Gabiley.

‘Aqoon Daradu Waa ta Uu Xildhibaan Mahdi Uu  ku kala Garan Waayay  Taa kulo in uu ku faano taasi Waxay kuu cadynaysaa  in aanu lahayn Aqoon Diineed Iyo tu Maadi toona,

 Afhayeen da,uud’

GABILEY(Wajaalenews) Afhayeenka xisbiga Wadani ee Gobolka Gabiley ahna murashax u taagan doorashada golaha wakiilada ee soo socota Eng Daa,uud Abiib Axmed ayaa si adag uga Jawabay hadalo ka soo yeedhay xildhibaan kamida golaha deeganka gabiley sidoo kale wuxu ku amaanay jaaliyada sucuudiga iyo cidkasta oo waxka gaysata dadka abaaraha ba,ani saameeyeen ee gobolka gabiley ugu horay isagoo arimahaa ka hadlayana wuxu yidhi.

Waxaan hanbalyaynaynaa  jaalida  reer sacuudi ee soo kaaalmeeyay walaaalahooda tabaalaysan  ilaahay ha ugu badalo waxka badan  waxaan canbaaraynayaa falkii foosha xumaa  ee dawlada hoose shalay ku gaalaabixisay  dadka masaakiinta ahaa ee ku guuray amar hore kharashoobay hadana baaqigii burbur loogaysta xagay dadkani ha tagaan la leeyahay

SIDOO KALE ISAGOO JAWABAAYA HADALADII WUXU YIDHI, WAXAAN  USHEEGAYAA sxb Xildhiban gola deegaaneedka gabilay  mahdi  Aqoon la aani waa iftiin la,aan baan leeyahay  sxb  TVbaan ka muuqdaa war maaha  ee hadalada BILAA XIGMADAA  KALA FADHIISO  BULSHADA     XISBI GA WADANI   OO SAFARA  AH HADIIBA  AY SHACBIGOODA  WAXTARAAN IYAGOO MUCAARIDA  WAA GEESINIMO AY DHEERYIHIIN XISBIGAAD ISKU DHARARINAYSO  OO OG ITAALKAAGA CODEED  WAXA AAAD HALKAN KU TIMID sheeko uu xukuumadu  ku baabiinaysay  doorasho xora oo ay ubadashay reero  reerka badanina way wada leeyihiin  wixii soobaxa  balse adugu  xigmadaradaa

Ma hadaladaadii horaan ogaa  xildhibaan   oo  hadana  kaalmooyinka  jaaliyadahaad  isku sawirtaa

iyo  laba foosto oo aad meel shubtay,  miyaad ogtahay  walaalaheena aan faanka u baahnayn ee taa kuleeya walaalahooda  aabaartu saamaysay itaalkooda dalka oo dhan .mooge maya ma oggid kuuna sheegi maayaan.

Aqoon daradu waa ta uu xildhibaan Mahdi Uu  ku kala garan waayay  TAA KULO IN UU KU FAANO TAASI WAXAY KUU CADYNAYSAA  IN AANU LAHAYN AQOON DIINEED IYO TU MAADI TOONA  ABAARTA XIGMAD LA ,AANTA AHI  XAGAASAY KAGA DHACDAY XILDHIBAANKA

 

Exit mobile version