WAJAALE NEWS

DAAWO;Haweenay Somaliyeed Oo Isku Dishay Kufsi Loo Gaystay Magaalada London

LONDON(W,N)-Fa’isa Axmed oo asalkeedu yahay Somaliyad waxaana ay ku noolay bariga Magaalada London, ka dib waxa ay is dishay markii ay soo baxday baadhitaan la xidhiidh kufsi loo gaystay.

https://youtu.be/KGhsx1_mRkY

Exit mobile version