WAJAALE NEWS

DAAWO:Dadwaynaha Xaafada Degmada Ibraahin Koodbuur Oo Mayor Soltelco Ku Eedeeyey In uu Dhul ay Lahaayeen U Xidhay Eng Maxamed Xaashi.

HARGAYSA(Wajaalenews) Dadwayanaha xaafada ibraahim koodbuur gaar ahaan xaafada sheedaha ayaa eedihii ugu cuslaa usoo jeediyay Maayar caasimada dadwayanaha oo isku soo bax aykaga soo horjeedaa talaabooyin uu maayarku ugu xaglinayo Eng maxamed xaashi ku kacay sidoo kale dadwaynaha ayaa soo bandhigay ereyo cunsuriyadaysa oo uu soo gaadhasiiyay xildhibaan cismaan Waxar.

Exit mobile version