WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Huteel Casri Oo Laga Furay Magaalada Hargaysa, iyo Waxyaabaha Ku Cusub.

MAXAA KU CUSUB THE FAMILY GRILL- HOUSE OO AH HUTEEL CASRIYA LAGANA FURAY MAGAALADA HARGAYSA.

HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo maalgashiga Dr muuse Qaasim Aw Cumar ayaa maanta xadhiga ka jaray HUTEEL Cusub oo laga furay magaalada hargaysa Gaar ahaan XAAFADA JIG JIGA YAR

Huteel cusub ayaa ah huteel aan noociisa hore looga furin magaalada hargaysa ismarkaana samay doona Cuntooyin ka duwan kuwa ay sameeyaan Huteelada caasimada hargaysa.

Huteelka Cusub  oo la yidhaa THE FAMILY GRILL- HOUSE Si Rasmiya Xadhiga Looga Jaray . Munaasibada si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa Waxaa hadalo ka jeediyay wasiirka Ganacsiga iyo Mulkiilaha Huteelkan Cusub SIHAAM IDIRIS YAHYE Oo ku hadlaysay Magaca Qoyskan Iyadoo Siqodheer Usharaxday waxyaabaha cusub ee ay  diyaarinayaan iyo kala duwanaanta  cuntooyinka casriga ah iyo dhamaanba adeegyada kala duwan ee Huteelka Bixin doono.

HALKA KA DAAWO MUQAALKAASI OO DHAMAYSTIRAN;

 

 

 

Exit mobile version