Ottawa(WajaalenewsDadweynaha reer Jabuuti ee ku nool dalka Canada gaar magaalada Ottowa ayaa iskugu soo baxay Dibad-bax ballaadhan oo ay kaga soo horjeedaan xukunka madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.