TOG WAJAALE(W.N) DAAWO; DIB UMILICSO Marwada Madaxwaynaha somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamuud Jirde (Aamina waris) ayaa Xili ay Degmada Togwajaale ka dhagax dhigaysay Xarunta Agoomaha waxay bulshada reer wajaale ku amaantay in aanay marnaba ilaabi doonin ka xukuumad ahaan iyadoo sheegay in ay xiligii mucaaridka ay ahaayeen Aad ay ugu hiiliyeen kuna xusuusato sidii ay Reer wajaale Ayda ugu Xidheen Calankii Xisbigii UDUB oo xiligaa ahaa Xisbi Xaakim,
Amaanta iyo xusuusta xisbiga kulmiye ee bahdilka xisbigii udub ayaa saamayn ku yeelatay bulsho waynta gobolka gabiley taasi oo xiligan iyo mudo horeba ay dhacdo taa lamida ku kaceen dhalinyaro Amaan iyo dalacsiin xukuumada siilaanyo kaga doonaysay. maadaama xusuus xubnaha dalka ugu sareeyaan aanay marnaba ilaawayn cidii xisbi ka soo horjeeda ceebtaa qaranka lafjabka ku ah Ku samaysa.
Xidhiidh Intee Leeg Ayaa Ka Dhaxeeya Dhacdadii Calanka Xisbigii Udub AYDA LOOGU XIDHAY Iyo Dhacdadan Been Abuurka Ah Ee Calanka Xisbiga Wadani Isna Ayda Loogu Soo Xidhay?
HALKANKA DAAWO MUUQAALKAN MARWADA.
https://youtu.be/6RSC5hJpsHU