HARGAYSA(Wajaalenews) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Kulan Xog waraysi ah Waxa uu kula Yeeshay Qasriga Madaxtooyadda Madaxda Sare ee Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland.