GABILEY(Wajaalenews) Masuuliyiinta Televisionka bulsho oo xisbiga wadani iyo dadwaynaha Reer Gabiley ka RAALIGALIYAY War Been Abuur ahaa oo xalay Bulsho Tv laga Baahiyay.
Maamulka bulsho Tv oo u horkacayo mulkiilaha tvgu Eng cali Faarax Xarbi iyo maareeyaha tvga ayaa maanta socod xaqiiqa radi oo ay ku tageen magaalada gabiley kadib markii ay ogaadeen in xalay warkii ay baahiyeen ee gabiley looga soo diray in uu been abuur ahaa waxay raaligan b ka bixiyeen dhacdadaa iyagoo xisbiga wadani iyo bulshada reer gabiley iyo guud shacabka somaliland ka raaligaliyay warkaasi oo ku til maameen mid meel ka dhac u ah guud somaliland.
https://youtu.be/4Pi5Ez_-2go