WAJAALE NEWS

DAAWO:Wasiirka Warfaafinta Oo Shaqaaleeyay Wiil uu Dhalay Cawke Oo Weriyenimo Kaga Hawl-galaya Xafiiska LONDON

sakariye
Hargaysa(W.N):-Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta Somaliland oo ay weheliyaan Wasiirka wasarasada ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ah,mulkiilaha Horn Cable TV iyo masuuliyiin kale ayaa maanta si wada jir ah u qaabilay caruurtii uu dhalay marxuun: wariye Axmed Xasan Cawke.
halkan hoose ka daawo;

Exit mobile version