WAJAALE NEWS

Degdeg Doorashadii Murashaxnimo Madaxwayne iyo kuxigeen ee xisbiga Kulmiye oo la soo gaba gabeeyey Iyo Wasiir Xaglatoosiye oo sheegay in khaladaad ku jiray Doorashada

Degdeg Doorashadii Murashaxnimo Madaxwayne iyo kuxigeen ee xisbiga Kulmiye oo la soo gaba gabeeyey Iyo Wasiir Xaglatoosiye oo sheegay in khaladaad ku jiray Doorashada

Hargeysa (Wajaalenews.net) Waxa imika soo gaba gabowday doorashadii lagu dooranayey Murashaxnimada xisbiga kulmiye ee jagada Madaxwayne iyo kuxigeen ee xisbiga talada Somaliland Haya..

Waxa jagada Murashaxnimada Madaxwayne aan cidi la tartamin golihii dhexe oo dhani u codeeyeen Mudane Muuse Biixi Cabdi OO Ahaa gudoomiyihii Xisbiga Kulmiye oo helay 244 cod ,

Halka ay ku xigeenadana ku tartameen labada Murashax ee Madaxwayne kuxigeenka hadda Cabdiraxman Saylici iyo Wasiirka Caafimadka Somaliland Mudane Dr. Saleebaan Ciise Xaglatoosiye, halkaas oo cododkii la tiriyey ay heleen, Cabdiraxman Saylici 230 cod dr Saleebaan Ciise 114 ,

Hase ahaatee hadal uu qaatay Dr. saleebaan ayui ku sheedgay in khaladaad badan ka jireen doorashada kana codsaday xisbiga in mustaqbalka wax laga baddalo halka uu madaxwaynahana ku sheegay Nelson Mandellihii Labaad oo ku saxay habka uu uga tanaasulay isku soo taaga murashaxnimo ee xisbigaasi talada hadda haya waana madaxwaynihi u horeyeye ee somaliland ee hal teram kaga hadha doorashada,

Halkan Hoose ka daawo hadalkii Wasiirka Caafimadka Somaliland Ka jeediyey Markii laga guulaystay

https://www.youtube.com/watch?v=VrLV7EZS9qQ

Exit mobile version