WAJAALE NEWS

DAAWO;Xisbiga WADDANI Oo Xukuumada ku Eedeeyay Inay Wado Qorshaha ay Madaxdhaqameedku Ugu Hanqal Taagayaan Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya.

Hargeysa (Wajaalenews)-Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa xukuumada ku eedeeyay inay daba ka riixayso qorshaha dawlada Turkigu ku doonayso in wadahadalada Somaliland iyo Somaliya ay ka taliyaan Madaxdhaqameed Labada dhinac.

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga WADDANI Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo ka Hadlaya Arimahan:-

https://youtu.be/NYabz86mee8

 

Exit mobile version