Maxaa keenay in xukuumadu Adeegsato Boqor Buurmadow oo Qaranimada Somaliland kasoo horjeeda Mase La Odhan karaa Dalabkii Buurmadow Ee in ay Madaxdhaqameedka ka Qaybgalaan Wadahadalka Xukuumadu Way fulisay?/.
DAAWO;Waraysi Hada Ka Hor Lala Yeeshay Boqor Buurmadow Oo Ku Kaga Soo Horjeedo Gooni Isu Taaga Somaliland Doonayna In Ay Hogaamiye Dhaqameedku Ka Qayb Qataan Wada Hadalada. Somaliland iyo Somaliya,
