WAJAALE NEWS

DAAWO; Musharax Cabdicasiis Samaale Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Xisbiga KULMIYE Iyo Guddida Madaxwayne Siilaanyo Magacaabay.Muxuuse Ka Yidhi Eedaha Loo Soo Jeedinayo Wasiiradii Iscasilay?

DAAWO; Musharax Cabdicasiis Samaale Oo Si Adag Uga  Hadlay Xaalada Xisbiga KULMIYE Iyo Guddida Madaxwayne Siilaanyo  Magacaabay.Muxuuse Ka Yidhi Eedaha Loo Soo Jeedinayo Wasiiradii Iscasilay?

Hargeysa (Wajaalenews)-Musharax Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa  si adag uga  hadlay xaalada Xisbiga KULMIYE iyo Guddida madaxwayne Siilaanyo usoo magacaabay Khilaafka Xisbiga Kulmiye.

Sidoo kale Murashax Samaale ayaa si adag u difaacay wasiiradii iscasilay oo maal mihii udanbeeyay ay eedo usoo jeedinayeen dadwayne xukuumadu kasoo abaabushay gobolada dalka,

https://youtu.be/b03xUiJ8i8k

 

Exit mobile version