Hargeysa(Wajaalenews) Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo goor dhoweyd saxaafadda kula hadlay Hargeysa, ayaa sheegay in wasiirada iscasilay ay xaq u leeyihiin, halkoodiina ay cid kale soo geli doonto.