WAJAALE NEWS

DAAWO;Xildhibaan Ibraahim Axmed Oo Ka Hadlay Raashin Lagaadh Siiyay Dadka Abaaruhu Sameeyeen Ee Gobolka Gabilay sidoo kale Waxa uu Hambalyo Udiray Ganacsade Jaamac Oomaar Qayb Laxaadle Ka Qaatay,

HARGAYSA(Wajaalenews) Xildhibaan Ibraahim Axmed  Haybe oo kamida mudanayaasha Golaha Wakiilada Lagana soo doorto Gobolka Gabiley ayaa mar uu u waramayay Horn cable TV wuxu baaq udiray xidhibaanada golaha deegaanka iyo cidkasta oo ka qayb qadanaysa qaybti raashin mucaawino ah oo la gaadh siiyay dadka abaaraha baaNi Haleeleen Ee Deganada Gabiley

Waxa kale oo uu fariin u diray NGOda Isagoo sheegay in ay mashaariicdii laga fuliyo oo kaliya bariga  xukuumada ugu baaqay in ay si gaara u eegto gobolada galbeedka,

https://youtu.be/8YuDavUKnrY

 

Exit mobile version