WAJAALE NEWS

DAAWO; fadeexada; Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiir Samsam Wali U Haysta Wasiirka Tacliinta Iyo Masuulka Uu Ku Sheegay Wasiirka Maaliyada.

DAAWO; fadeexada;  Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiir Samsam Wali U Haysta Wasiirka Tacliinta Iyo Masuulka  Uu Ku Sheegay Wasiirka Maaliyada.

HARGAYSA(Wajaalenews) Madaxwayanaha Somaliland Mudane Siilaanyo Ayaa isagoo Meel fagaare Ah Kala Hadlaya Ardayda jaamacada Sanaag ee Magaalada Ceergaabo,Oo munaasibad shahadooyin lagu gudoonsiinayay ay socotay

M, Silaanyo ayaa isagoo khudbadiisii wata wuxu ku dhawaaqay arin bulshada ka yaabisay kadib markii u dadwayanaha ku yidhi wasiiradii taclintuna wayla socotaa xiligaa waxaa garabkiisa bidix taagnay wasiir samsam cabdi aadan oo hada  ah wasiirka maaliyada halka siilaanyo uu cadeeyay inay tahay wasiirka tacliinta

Fadeexadan ayaa daaha ka fayday in xaalada dhabta ah ee siilaanyo isagoo xusay in wasiirkii maaliyaduna jooga cabdicasiis ;

DAAWO FADEEXADAN OO BADKA SOO DHIGTAY ARIMO LAGU MARUN SANAA,

https://youtu.be/oPtTcnRi8cQ

Exit mobile version