- Siciid Daa’uud Cilmi – Mayorki Hore ee Degmeda Berbera
- Cali Muxumed Guuleed (Cali Maarshaal) – Xoghayhii Maliyada ee Xisbiga kulmiye 3. Muuse Cabdi Cilmi – Guddoomiyihii jaamacadda Hargeya
- Cabdilaahi Siciid Dheere – Gudoomiye ku xigeenkii 3-aad ee xisbiga WADANI
- Axmed Xusen Cali (Jeeri) – Hantidhawre sare xafiiska Hantidhawrka Qaranka ah.
- Cabdi Diiriye Xayd – Maamulihi Hore Cashuraha Beriga Berbera
- Maxamud Muxumed Raage – Gudomiyihi Shirkada Bill ee Koontinarada (IMSS)
- Xasan Cabdilahai Cabsiiye – Qasnajigii Dekeda Berbera
- Maxamed Rashiid Muxumed Faarax – Xoghayahii guud ee ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA
- Yaxye Cisman guled – Saraal sare oo ka tirsanaa Hayada FAO.
- Cali Axmed Bulbul – Maamulihi Kastamka Berbera
- Cumar Barkhad Dirir – Xisaabiyihii Gobolka Saaxil
- Sarreeye Guute Xuseen Dheere Generaalki Hore Ee ciidanka Booliska Somalliland
- Yusuf Kaahin Cateye – Taliyihii Qaybta Police ka Gobolka Saaxil
- Siciid Fanax _______- Taliyihii CID Gobolka Saaxil
- Aden Biid__________ – Taliyihii Saadka Police ka Gobolka Saaxil
- Muse Xashi Diiriye (Fanax) – Agasimahii waaxda Dhulka ee Degmeda Berbera
- Yasin Bulshale – Sarkaal sare oo Haamaha Shidalka Berbera
- Suldan Bare Warsame Shire
- Aden Sanweyne________ – Xildhiban ka tirsan Golaha Guurtida JSL
- Maxamed Xusen Naleeye (Good Abees) Oday caan ka ahaa dalka Somaliland.
- Wali Daa’uud Cigaal – Agasimahii Qorshaynta Wasarada Maliyada JSL
- Maxamed Da’ud Yusuf – Weriye Television caalamiga HCTV
- Muse Cali Ducale (Sangeere) Sarkaal ka mid ah ilaalada Wasiirka Maaliyada.
- Tiro Askarteena qaranka ah oo Iyana isla shil ku geeriyooday Jidkan.
26.drs yuusuf iyo labdeediir caruur aahaa. fiiro gaar ah:-
- Waxa ka badan inta halyay ee aan xil haynin ee jidkani galaaftay.
- Qoraalkani waa qabyo xaga magacyada iyo tirada halyeyadaba.
- Marka Qoraalkani dhamaado tacsi uun ku jirimaynee aan u gudubno talo qaran.
- Walal ku dar Adiguna Inta halyey een Ilaaway adoo raali ah.
■UGU DANBAYN AAN U DUCAYNO WALALDEEN IN EEBE U NAXARIISTO JANOOYINKIISANA UGU DEEQO WAA BIL RAMADANE.
by:eng khalid xasan muuse