WAJAALE NEWS

WAR DEG DEG AH:Madaxweynaha Puntland, Oo Isku-shaandhayn Ku Sameeyay Xukuumadiisa, Wasiiro Xillalkoodii Waayay Iyo Kuwo Cusub Oo La Magacaabay+qabiilada ay kasoo jeedaan

Garoowe-(Wajaalenews)- Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas, ayaa isku shaandhayn ku sameeyay xukumadiisa. Isku shaandhayntan ayaa waxa xillal koodii ku waayay Wasiiro xukuumadiisa hore uga tirsanaan jiray, halka uu xillal cusub u magacaabay Wasiiro aan hore uga mid ahayn xukumadiisa.

Isku shaandhayntan oo maalmihii u danbeeyay si weyn loo hadal hayay waxa xillalkoodii ku waayay Wasiiradda Waxbarashadda,Caafimaadka,Amniga, Maaliyadda iyo Wasaaradda Deegaanka,duurjoogta iyo Arrimaha Dalxiiska oo xilkooda waayay.

 

Akhriso isbadalka lagu sameeyay Golaha Wasiiradda Puntland oo dhamaystiran.

 

HALKAN KA AKHRI- Isbadalka uu Madaxweynaha Punt;and, ku sameeyay xukumadiisa.

 

1-Wasiirka Caafimaadka, Cabdinaasir Cismaan Ciise.

 

2-Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah,

 

 

 

 

Shire Xaaji Faarax.

 

3-Wasiirka Amniga, Cabdi Xirsi Cali Qarjab.

 

4-Wasiirka Haweenka, Aniso Cabdiqaadir Xaaji Muumin.

 

5-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

 

6-Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka, Cabdirashiid Maxamed Xirsi

 

7-Duulista Hawada, Xasan Xaaji Siciid.

 

8-Wasiirka Beerahaha iyo Waraabka, Cabdullaahi Cali Xirsi.

 

9-Wasiirka Caafimaadka, Cabdinaasir Cismaan Ciise

 

10-Wasiirka Deegaanka, Cali Cabdullaahi Warsame

 

11-Wasiirka Qorsheynta, Shire Xaaji Faarax.

 

12-Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Cabdi Cismaan Maxamed.

 

`13-Wasiirka Dastuurka, Feysal Cabdi Cali Gaas.

 

14-Wasiirka Maaliyadda, Cabdullaahi Sheekh Axmed.

 

15-Wasiirka Warfaafinta, Maxamuud Xasan Soo-cade.

 

16-Wasiirka Waxbarashada, Abshir Aw-Yuusuf Ciise.

 

17-Wasiirka Cadaaladda, Saalax Xabiib Xaaji Jaamac

 

18-Wasiirka Kalluumaysiga, Cabdinuur Cilmi Maxamuud

 

19-Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle.

 

20-Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdullaahi Jaamac Saalax.

 

Exit mobile version