HARGAYSA(Wajaalenews) Muran kama taagna in uu siyaasigu yahay HIRAAL POLITICAL VISION.ubandhigi kara bulshada qancinkara.walibana ubandhigi karo barnaamuj siyaasadeed ootayo leh taasi waa ta keenta [falaax] guusha kasbashada quluubta taageero badan kursi wadadiisu waataase waa run xilka ilaahay baabixiya taasi waa ta aan kuqan ciyo shacab kii isoo doortay oo helay xisbi qaran maanaan haliilayne hambalyaanu nidhee isbadal doonka cay iyo han jabaadi kadheer balse bulshadu way arkaysaa sida ay waxyihiin kuwa cayda hanjabaada shaadh dawladeeka ku hanjabaa waxa kafiican aan tartano aan garoonka ku ciyaarno maanta garoomadii way cagaaran yihiina waa cida laga badiyo dhagaha bulshada aan usheegno wax wanaagsan tu.saale anigu musharaxbaan ahay haliil iyo xumadi nama hayso sxb
Ugu danbayntii waxaan xukuumada kula talin lahaa in ay aqbasho heshiiska 3xisbi oo ay raaacdo danta umada beesha caalamka oo ay ixtiraanto geedi socodka hanaanka dimu qoraadiyadeed mudada marka lagu heshiiyo aan udhaqaaqdo sidii ay doorasho uqabsoomi lahayd mudadanyarna yay idin kaga dhamaan hebel ujawaabista mucaaridka waqti wuu isgurayaa
Qalinkii ;Musharaxaha Doorashada Soo Socota Ee Golaha Wakiilada Eng Da,uud Abiib Axmed