WAJAALE NEWS

Maamulka Jaamacada Golis Oo Waxbarashadii Ka Joojiyay Qaybo Kamida Jaamacada Iyo Ardayda Oo Lafilayo In Ay kacdoon Sameeyaan,

HARGAYSA(Wajaalenews) Qaar kamida ardayda jaamcada golis oo walaac kamuujiyay kala go a ku yimaada wax barshadadooda kadib markii ay jaamcadu xidhay   qaar kamida facultiyada jaamacadaas.

ardayda wax kabarata jaamcada golis ayaa warwar kaqaba burubur ku yimaada jaamacadooda taasi oo saamayn ku yeelan karta sii wadashadooda barnaamijyada wax barasho ee heer degree iyo masterba ee ay bixin jirtay jaamacadaasi.

ardaydan oo shabadkada wajaale news lasoo xidhiidhay ayaa sheegay in jaamacadu joojisay adeegyadii wax barasho ee ay bixin jirtay jaamacadu , waxaanay sheegeen ardaydaasi in ay jaamacadu kordhisay fee gii ay ardayda ka qaadi jirtay taasi oo ay ka biyo diideen ardayda jaamcadu kadibna ay jaamacadu albaabada u laabatay facultiyada ICT iyo Public health ka.

jaamacada golis ayaa kamida jaamacadaha laga aqoonsan yahay wadanka ogolaanshana ka haysata gudida tacliinta sare ee soomaliland ayaa mudooyinkan u danbeeyayba bixin jirtay wax barashada heer degree iyo masterba.

Exit mobile version