GABILEY(Wajaalenews) Wasiirka warshadaha somaliland shucayb maxamed muuse Agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga iyo maalgashiga .badhasaabkuxigeenka g,gabiley ,maayarka gabiley gudoomiyaha degmada togwajaale iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan gobolka gabilay ayaa maanta ka qayb galay furitaanka warshad cusub oo laga hir galiyay gobolka gabiley warshada ayaa soo saari doonta biyo taasi oo ah mid baahi wayn looga qabay.
https://youtu.be/YucYV3blqyU