WAJAALE NEWS

Daahir Riyaale Waan Saamaxay Markii uu Qiray Damicii Cali Warancade Ee Burburiyay UDUB;Muj Cali Guray

Muj cali maxamed yuusuf Cali Guray ayaa mar uu barta uu kuleeyahy Facebook Qoraal kooba uu soo dhigay wuxuu ka dareen celiyay Hadalkii Daahir Riyaale kaahin uu maanta warbaahinta u ujeediyay iyo sida uu uga Garaabay Burburkii xusbigii UDUB Iyo Qaladaadkii siyasadeed ee uu galay WUXUNA YIDHI;Madaxwaynihii hore caloosha wax baan ugu hayay laakiin qiraalku waa sed. Burburkii UDUB welgaa waad ka saamixi ismaan lahyn waayo waxa ogaa UDUB in la baadbaadin karayay hadii ay isaga ka go’naan lahayd in uu badbaadiyo ama ogolaan lahaa in aanu badbaadino. UDUB wuxu ku burburay markuu labadaa midna ogolaan waayay. Lakiin maanta Waan u sed buriyay waanan saamaxay markii uu qiray Damicii Cali Warancade ee burburiyay UDUB ee weliba nacas nimadiisa uu ku faano markii UDUB burburay isna wasiir ka helay Axmed Silanyo

Exit mobile version