pro axmed asari ayaa ugu horayn ka war bixiyay taariikhdiisa waxbarasho iyo waliba ta siyasadeen intaa ka dibna waxa uu ha dalay xaalada siyaasadeed ee wadanku uu marayo isagoona ku tilmaamay inay tahay tii ugu adkayd ee dalka soo marta pro asari ayaa sidoo kale ka hadlay arimaha doorashooyinka iyo mudo kodhinta la filayo inuu golaha guurtidu ansixiso isagoona kuna tilmamay inay tahay mid sharcidaro ah meelna kaga dhacaysa heshiiska sadexda xusbi qaran ee dhawan dhax maray
pro Asari oo ka tirsanaa xusbiga kulmiya ayaa ka warbxiayay mudadii kuu ka mid ahaaa iyo sobabihii ku kalifay inuu iska tago waxaanu sheegay in uu ka tagyay mudadii loo tartamayay musharaxa madaxwayne ku xigeenka oo ay ku loolamayeen cabdiraxmaan aw cali iyo cabdiraxman salici oo ah madaxwayne ku xigeenka haatan ee somaliland .
Waysigaasi Oo Faahfaahsan Halkan Ka Dhagayso
Hargeysa Office
Wajaalenews.net
Wariye: Abdiqadir Abdirahman Habane