WAJAALE NEWS

Niclos Kay Maad Ilowday Kalmadii Aad Afkaaga Ka Sheegtay ? Qore: xaaji ismaaciil mulkhiye.

Waxaa maalintii shalay ahayd call conference ku wada  hadlay hayada la yidhaa united nationka . ninka dawlad isku sheeg soomaaliya la yidhaa nikolas kay ee u qaabilsan hawlaha harumarinta dalkaa  fidinta nabadgalayada iyo wixii la mid ah.

Taas oo uu ku soo qaaday dawladan tashatay arimaheega dibada iyo kuwa gudaha .

Hadaba Waxaa  ka mid ahaa arimihii uu united nation u ugu waramay arimo  ku lid ah  dawladan ee tashatay ee Somaliland ee doorashadeedii dib u dhigtay xaalada la soo darsay aawdeed mudo laba sano ah . hadaba anoon hadalka sii badineyn waxaan u sheegayaa adiga iyo kuwa hoosta ku haysta soomalia miyaad ilowday kalmadii aad aduu afkaaga ka sheegtay

in uu kugu yidhi madaxwayanha sharafta ilaahay cimriga iyo caafimaad qabka ha usii siyaadiyee {madaxwayne ahmed mahamed mahamoud  siilaanyo } ee ahaa siilaanyo wuxuu igu yidhi mar aan tagay hargeisa malaha diyaaradaa kula soo qaldantee dalkaad u socotay waa soomaaliyee waxaan umalayneyaa inaanad dib noogu soo noqonayn . markaa waxaanu ku leenahay dalkani waa dal tashadee ha riyoon ee shaqadaada garo’’’

Exit mobile version