Hargeysa(Wajaalenews):- Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxaa Maanta Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Aqalkaasi Ay Keenen Mooshin Ka Dhan Ah Moyerda Dalka.
Mooshinkan Ayaa Waxaa Uu Tilmaamayaa In Codka Lagu Rido Karo Maayaradu Uu Yahay Hal Dheeri Isla Markaana Waxaa Uu Meesha Ka Saarayaa Xeerkii Hore Ee Ahaa In Xildhibaandu Ku Ridi Karaan Maayarka Saddex Meelodoow Laba Meelood.
https://youtu.be/KcvM5ZkG5fY
Waxaana Golaha Wakiilad Markii Loo Soo Gudbiyey Mooshinka Uu Gudoomiyaha Golahaasi Uu Xidhibaanada Aqalkaasi Ku War Geliey Ein Cod Loo Qaado Mooshinka.
Xildhibaanada Aqalka Go9laha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxaa Ay Cod Gacan Taag Ah U Qaaden Mooshinka Isla Markaana Waxaa Oglaaday Mooshinkan 21 Mudane Waxaa
Diiday 25 Mudane Waxaana Ka Aamisay 6 Mudane Sidaasna Waxaa Lagu Celiyey Mooshinka Ka Dhanka Ah Maayarada Dalka Somaliland –