WAJAALE NEWS

DAAWO ;Ololaha Nadaafadda oo si weyn looga Qayb Qaatay Magaalada Barbera

BARBERA(Wajaalenews) Magaalada Dekedda ah ee Berbera waxaa maanta si weyn looga fuliyey ololaha nadaafadda iyo hagaajinta bilicda Magaalooyinka oo loo qoondeeyey inuu qabsoomo maanta oo ku beegnayd Salaaso, 7 April. waxana ololaha ka qayb qaatay mas’uuliyiinta heer gobol iyo heer degmo oo ay taageerayaan cududii fulisay ololaha oo ka koobnayd qaybaha bulshada rayidka ah oo ay horkacayso Dawlada Hoose ee Magaaladaasi.

 

 

Exit mobile version