WAJAALE NEWS

General Cali Samatar oo ay Ku Cadaatay Xasuuqii uu ka Sameeyay S.Land

HARGEISA(Wajaalenews) Mudo dheer kadib Waxaa lagu guulaystay in Maxkamada Sare ee Maraykanku ay u aqoonsato General Maxamed Cali Samatar inuu gabood falo ka dhan ah Xuquuqda aadamaha ka gaystay Somaliland .Xubno ka mid ah Qareenadii dacwada ku oogay dhagar qabe Cali Samatar ayaa sheegay inay tahay Guul taariikhi ah oo laga gaadhay Mid ka mid ah Dhagar qabayaashii xasuuqa ka gaystay geyiga Somaliland .

 

Exit mobile version