WAJAALE NEWS

DAAWO;Wafti Balaadhan oo ka Qayb Galaya Aqoonsiga Golaha Deegaanka Cardiff,UK ku Aqoonsanayaa Madaxbanaanida S/Land

HARGEISA(Wajaalenews) Wefti balaadhan oo isugu jira Wasiiro iyo xildhibaano ayaa u ambabaxay Dalka Britain si ay uga qayb galaan munaasabad ay soo qabanqaabisay jaaliyadda S/Land ee UK, taas oo la filayo in Golaha Deegaanka ee Magaalada Cardiff ay ku aqoonsadaan Madaxbanaanida JSL.

Exit mobile version