HARGEISA(Wajaalenews) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Waxa Uu Maanta Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale Oo Ka Mid Ahaa Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo U Geeriyooday Xanuun Uu Maalmihii U Danbeeyey U Jiifay.