WAJAALE NEWS

DAAWO; Shirkada Telesom oo Dhaqaale ugu Deeqday Sadex Mashruuc oo Danta Guud ah

HARGEISA(Wajaalenews) Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom ayaa kaalmooyin dhaqaale ku wareejisay gudiyada gacanta ku haya hirgelinta sadex mashruuc oo waxtar weyn u leh bulshada lagana fulinayo caasimada Somaliland. mashaariicdan oo kala ah dhismaha wadada Laamida ah ee xaafadda Aw aadan, Dhismaha Biriijka ee xaafadda libaaxyada iyo dhismaha wadada loo leexinayo dugsiga sare ee Ilays ee magaalada hargaysa.

 

 

Exit mobile version