WAJAALE NEWS

DAAWO: Masuuliyiinta Cusub Ee Wasaaradda Warshadaha Oo Maanta Xilkii Kala Wareegay Kuwii Hore

HARGEISA(Wajaalenews) Wasiir ku xigeenka iyo agaasimaha guud ee wasaaradda wershadaha Somaliland oo dhowaan madaxweynuhu magacaabay ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilalkooda,waxaana wasiirkii dhawaan xilka iska casilay ee Abiib Diire Nuur uu xilkii ku wareejiyay wasiir ku-xigeenka cusub ee wasaaraddaasi loo soo magacaabay

 

Exit mobile version