WAJAALE NEWS

Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U dirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay MARXUUM Diiriye Cabdiraxmaan Yuusuf boobe

INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN

Dhamaan masuuliyiinta iyo hawlwadeenada shabakada wararka ee wajaalenews waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan Reer cabdiraxmaan yuusuf ducaale geeridii ku timid MARXUUM DIIRIYE CABDIRAXMAAN YUUSUF Oo maanta ku geeriyoday magaalada jabuuti qoyskii iyo qaraabadii ehelka

iyagoo ilaahay u baryay inuu samir iyo iiman kasiiyo marxuumkana ilaahay janatu fardowsa geeyo

AAMIN AAMIN

Yuusuf jaamac xirsi

Maxamed xuseen nuur

Cabdikariim muxumed xasan(qaamuuska)

Cabdiqaadir cabdiraxmaan habane

Cabdifataax cali cabdilaahi

Cabdisalaan abiib xasan

WAXA KALE OO TACSI TAA LAMIDA DIRAYA

Xasan Cali Aadan

Maxamed xaashi

Maxamed amiin jibriil cismaan

Carafaad Sulub Aadan

Rashiid Xasan Cabdilaahi

Iid Maxamed cali

Sacad Xasan Gadiid

 

Exit mobile version