WAJAALE NEWS

Saif Ali khan & Ajay Devgan oo noqday AKtarada ugu maseerka badan Bollywoodka..

Ajay Devgan & Saif Ali khan
Delhi(W.N):Xiddigaha Ajay Devgan & Saif Ali khan ayaa noqday Xiddigha ugu maseerka badan Bollywoodka kadib daraasaad la sameeyay oo arintaa lagu ogaaday sida uu soo daabacay Hindia Expresa.

Labada Xiddig ayaa la sheegay in kontarool adag dul dhigaan labadooda Xaas oo ah Actaro caan ka ah Bollywoodka kuwaas oo muda dheer ka shaqaynayay.

Sida la ogaaday ma ogola in aflaan wax ka jilaan aysan ku jirin waxaana taa keentay in cadaadis badan saaraan inkastoo xariirkooda ka bilowday aflaan isla jileen.

Dhoor jeer hore ayaa Saif Ali khan uga digay Kareena in aflaan wax ka jisho asaga oo aan u fasaxin hasayeeshee arintaa ayaa muran ka keentay kareena waxa ayna ku dhawaadeen in is furaan.maxresdefault

Exit mobile version