Hargeysa(Wajaalenews) Xildhibaan Ibraahin Axmed Haybe Oo kamida xildhibaanada golaha wakiilada ee xusbiga kulmiye ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)ku eedeeyay in inuu isagu qayb ka yahay sobobaha doorashada dib u dhigi kara
Gudoomiye ciro waxaan leeyahay kursiga waxaynu ku fadhinaa tobon sano sharciga aad gudoomiyaha ku tahay muxuu yahay ?
Hadii ay iscasilaan qaarkamida goluhu midwalba waxa jooga kii badali lahaa goluhuna waxba uma noqonayo.