|
|||||
WAJAALE NEWS
Halkan Ka Dhagayso; ‘Guddoomiye Cirro Waxaan Leeyahay Maxaa Ceebta Moos Kaaga Taala Magane kuu Geeyey’ Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe
February 23, 2015 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) Xildhibaan Ibraahin Axmed Haybe Oo kamida xildhibaanada golaha wakiilada ee xusbiga kulmiye ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)ku eedeeyay in inuu isagu qayb ka yahay sobobaha doorashada dib u dhigi kara Gudoomiye ciro waxaan leeyahay kursiga waxaynu ku fadhinaa tobon sano sharciga aad gudoomiyaha ku tahay muxuu yahay ? Hadii ay iscasilaan qaarkamida goluhu midwalba waxa jooga kii badali lahaa goluhuna waxba uma noqonayo. Related posts:Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Dhalinyaro Camaradaha Qarsooni Qabteen Iyagoo Gubaya M... DAAWO;Maamulka Cusub Ee Magaalada Togwajaale Oo Bilaabay Olole ay Ku Nadiifinayaan Toga iyo masuuli... “Shaqsiyaadkii Iyagoo Systemka Ku Jira Caqabad Ku Ah, Qaarkood Waanka Saarnay, Inta Hadhsana Waan K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|