|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Caafimaad Oo Dawlada Hoose Ka Hirgalisay Deegaanka Taysa.
August 8, 2021 - Written by Editor:TAYSA(W,N)-Badhasaabka Gobolka Gabiley oo ay weheliyaan maayarka magaalada gabiley iyo xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa xadhiga ka jaray xarun MCH Ah oo dawlada hoose ee gabiley ka hirgalisay deegaanka Taysa oo katirsan degmada Allaybaday ee gobolka gabiley.
Munaasibada xadhiga lagaga jaray xanaanada ayaa waxaa maamulka dawlada hoose ee gabiley uga mahad celiyay dadwaynaha ku dhaqan deegaanka taysa oo baahi wayn uqabay xarun caafimaad oo lagu daryeelo hooyada iyo dhalaanka.
Sidoo kale waxaa munaasibada xadhig ka jarka ka hadlay badhasaabka gobolka gabiley maayarka magaalada gabiley Maxamed amiin cumar cabdi iyo xubno kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Jsl Oo Si Adag U dhaliilay Siyaasada Arimaha Dibada. Wax Ka Baro Wadanada Ugu Soonka Dheer Aduunka Iyo Saacadaha ay Soomaan Saa,imiinta Ku Nool Wadanadaa... DAAWO; Sheekh Aadansiiro Oo Ka Hadlay Dhagax Dhiga Sedex Ceel Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka Xaga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|