WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee W/Ameerika ee Xisbiga Wadani Marwo Suhuur oo DHanbaal hambalya ah u Dirtay ciidanka qaranka somaliland

NAJMA99
Toronto(W.N): Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee waqooyi ameerika ee xisbiga wadani isla markaana ah safiirka wareega Marwo Suhuur Xasan Abiib ayaa maanta iyadoo ku sugan dalka kanada gaar ahaan magaalada toronto waxay dhambaal hambalyo ah u dirtay dhamaanba ciidamada qaranka somaliland oo maanta ay ku beegan tahay sanad guuradoodii.
marwo suhuur waxay sidaa ku sheegtay dhambaal ay soo qortay waxaanu dhambaalkeedaasi u dhignaa sidatan”Waxaan Hanbalyo u Diriyaa Dhamaan Ciidanka Qaranka Somaliland carurtooda iyo xaasaskooda Iyadoo Maanta ku beegan tahay Malintii La Aasaasay waxaan leeyahay ilahay haydinku gaadhsiyo sanadkan sanadkiisa barwaaqo horumar iyo guul insha allaaaah

Exit mobile version