Hargeysa(W.N): Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid(BK) AYaa Codkiisii Halaasiaga ahaa sida ciirada amaba dhedada la waayay kadib markii goob fagaare ah si live ah loogu tumay muusikada maxamed bk ayaa sida ay u badan yihiin fanaaniintan casriga waxuu la qabsadey inuu ku heeso playback balse markan ayaa ahayd markii ugu horeysay ee la arko isagoo live u heesaya hadaba daawadayaal muuqaalkan hoose waxaad kaga bogan doontaan isbarbardhiga codka maxamed siciid bk markuu u heesayo si live ah iyo marka playbackaga ah isagoo isku hees qaadaya: