WAJAALE NEWS

Madaxweynaha JSL Axmed Silaanyo Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Qado Sharaf Ugu Sameeyey Wefti Balaadhan Oo ka Socda Golaha Deegaanka Sheffield City Council.

Madaxweynaha JSL Axmed Silaanyo Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Qado Sharaf Ugu Sameeyey Wefti Balaadhan Oo ka Socda Golaha Deegaanka Sheffield City Council.

HARGEISA(Wajaalenews) Weftigaasi oo ka socda Xildhibaanadda golaha deegaanka Sheffield city council, oo dalka u yimid sidii ay xogolaal ugu noqon lahaayeen dalka Somaliland ee ay aqoonsadeen, weftigan oo uu hogaaminaayey mr. Macruuf oo ka mid ahaa golihii, qaranka Somaliland u muujiyey taageerada iyo inay shirkii golaha deegaanka Sheffield dhexdiisa kaga dhawaaqaan madaxbanaanida Somaliland.

Waxaana kulankaasi ka hadlay Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed maxamed Silaanyo, Wasiirka Arrimaha dibeda Somaliland, maxamed biixi yoonis iyo Mr. Macruuf oo isagu hogaaminaayey weftigan

 

Exit mobile version