Dhammaan Dadkani Waxay TACSI Tiiraanyo Leh U Dirayaan Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Maxamed Axmed Aw Cabdi(Xabiib) Oo Aabihii Ku Geeriyooday Magaaladda Gabiley; Marxuum Axmed Aw Cabdi (Axmed daacad)
cabdi cismaan xirsi (cabdi dhoore)
cumar aw cabdi (cumar dooli)
Xasan Cali Amaan
Maxamuud Mawliid Awcali
Suldaan mahdi cabdi
Eng Cabdisaaan Aadan Askar
Axmed Xasan
Cabdi Maygaag
Maxamuud Aw ciise
Ismaciil Suufi
Kayse yuusuf
Aamina Aw jaamac mumin
waxay TACSI tiiraanyo leh u dirayaan badhasaabkii hore ee gobolka Gabiley Maxamed Axmed Aw Cabdi Xabiib oo Aabbihii Axmed Aw Cabdi Xasan Maanta lagu aasay magaaladda Gabiley.
Dadkan oo kusugan dhamaan cariga ingiriiska
Waxay Eebbe uga baryayaan Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo qoyskii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo
Aamiin….. Aamiin…. Aamiin…. Aamiin