|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhammaan Dadkani Waxay TACSI Tiiraanyo Leh U Dirayaan Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Oo Aabihii ku Geeriyooday Magaada Gabiley
January 14, 2015 - Written by Editor:Dhammaan Dadkani Waxay TACSI Tiiraanyo Leh U Dirayaan Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Maxamed Axmed Aw Cabdi(Xabiib) Oo Aabihii Ku Geeriyooday Magaaladda Gabiley; Marxuum Axmed Aw Cabdi (Axmed daacad)
cabdi cismaan xirsi (cabdi dhoore) cumar aw cabdi (cumar dooli) Xasan Cali Amaan Maxamuud Mawliid Awcali Suldaan mahdi cabdi Eng Cabdisaaan Aadan Askar Axmed Xasan Cabdi Maygaag Maxamuud Aw ciise Ismaciil Suufi Kayse yuusuf Aamina Aw jaamac mumin waxay TACSI tiiraanyo leh u dirayaan badhasaabkii hore ee gobolka Gabiley Maxamed Axmed Aw Cabdi Xabiib oo Aabbihii Axmed Aw Cabdi Xasan Maanta lagu aasay magaaladda Gabiley. Dadkan oo kusugan dhamaan cariga ingiriiska Waxay Eebbe uga baryayaan Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo qoyskii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo Aamiin….. Aamiin…. Aamiin…. Aamiin
Related posts:"Qabyaaladda Haddii Aan Sinaba Uga Maarmi Weynay Cilmi Baadhis Ma ku Samaynaa Oo Iyada Uun Sida Ugu ... Cilmi Alle: Tuule Dadka Ku Nooli Maalintii Indhoole Yihiin Habeenkiina Si Fiican Wax U Arkaan. Taariiikh Nololeedkii Muwaadinkii Sameeyey Qaabka Darada Ciidamada Somaliland, Mujaahid Maxamed C/la... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|