WAJAALE NEWS

DAAWO;Qaarkamida Waxgaradka Buuhoodle Oo Taageeray Wasiirka Caafimaadka,

Buuhoodle(Wajaalenews);qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Bahda Caafimaadka ee Buuhoodle ayaa caddeeyey waxqabadka balaadhan ee ay wasaaradda caafimaadka JSL ka Fulisay Gobolada Buuhoodle iyo Sool, waxana ay taageereen Qorshayasha Wasiirka caafimaadka ee ku aaddan horumarinta xaaladda caafimaad ee dadweynaha Goboladaasi.

 

 

Exit mobile version