BADHAN(Wajaalenews);Dufcaddii ugu horaysay ee Arday ah ayaa ka Qalin jebisay jaamacadda Maakhir ee Magaalada Badhan, iyadoo munaasabadii qalinjebta ay ka qayb galeen boqolaal ruux oo ka kala tirsan qaybaha bulshada iyo bahda Waxbarashada ee Somaliland.