Hargeisa(wajaalenews)Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka Caasimada hargeisa ayaa si ka baxsan anshaxa mudanyaasha Ceebta ku ah xasaanadii ay lahaayen wuxu gacan ulatagay Wariye Mukhtaar oo xiligaa shaqadiisii gudanayay
Hadaba xildhibaanka oo ah xildhibaan saleebaan dogox ayaa wali wax talaabo ah aanay ka qaadan laamaha gabnigu iyo Guud ahaan golaha deegaanka caasimada oo uu kow ka yahay maayir cabdiraxmaan soltelco golaha deegaanka caasimada ayaa waxay dadku ku xantaan kuwo aan inta badan xaaladoodu caadi ahayn,
http://youtu.be/yq0n0ewUO9A