WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Maaliyadda Oo Wefti ka Socday Dalka Turkiga Xafiiskiisa Ku Qaabiley

HARGEISA(Wajaalenews) Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti ka socda dalka Turkiga oo Socdaal ku Jooga Somaliland

Exit mobile version